Sunday, August 2, 2009

India Celebrate Puntland Anniversary

India oo Laga Xusay 11- Jirkii Maamulka Puntland + sawiro 

Ardayda Reer Pl ee wax ka Barata Dalka India ayaa Abaabulay Barnaamij wayn oo ay ku xusayaan Aasaaskii Puntland Xafldaasi ayaa waxa soo qaban qaabiyay dhamaan dhalinta Halkaasi waxbarashada u Joogta, sidoo kale dad Ruug Cadaa ah ayaa Munaasibadaasi lagu Casumay.

Munaasibadaasi ayaa waxa Khudbada ka soo Jeediyay dad ay iska soo Xuleen Jaliyada Ardaydu isaga oo qof waliba sheegay inay Taageerida Puntland ay tahay Muqas qof waliba oo Reer Pl ah Saarab.

Sicid Cabdi Cabdale oo ka mid ahaa Gudiga Qaban Qaabada ayaa noo sheegay inay Munaasibdaasi si Wanaasan u Qaboosoontay isaga oo Faah Faahin ka Bixiyay Ujeedka Loo Qabtay Xafldaasi

Mr Siciid ayaa xusay in dhamana Buslaha Reer Puntland looga Fadhiyo inay Gacmaha is qabsadaan oo ay ka Hortagaan waxkasta oo Keenikarayaa dhibu dhaca.

Afhayeenka dhanlinta Reer Puntland Abdirashiid Boqor Ismaaciil Sanwayne ayaa noo sheegay inay Halkaasi lagu soo Bandhigay Buraaburi iyo Heeso khuseeya Puntland.

More Pics here
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=7777 

Hawiye Clan Elders Send Congratulations To Puntland

Dhaqanka Hawiye oo Puntland ugu Hambalyeeyay Sanad guudarii 11-aad ee Nabadda Puntland.

Published on: August 2,2009 Garowe Time 11:12 am

RBC Radio oo Wareysatay Wasirka Garsoorka Dawlada Fedraalka Soomaaliya Sh Cabdiraxmaan Maxamuud Faarax Janaqow isaga oo ku Sugan Wadanka Sweden (Dhageyso)
 
Related News
Dowlada Burundi oo Ciidan Cusub usoo dirtay Somalia.
M/waynaha Shariif & R/wasaare Sharmaake oo u Hambalyeeyey Puntland
Sarkaal katirsan Dowladda oo ka bad baaday Qarax ka dhacay magaalada B/weyne.
Mustaqbalka Siyaasadeed ee Wasiir C/raxmaan Cabdi Shakuur oo Mugdi galay kadib Heshiiskii Kenya lala galay.
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo Caawa ka jira Ceelasha Biyaha duleedka Muqdisho.

Golah Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Garabka uu Hogaamiyo Max’med Xasan Xaad ayaa soo dhaweeyay diidistii ay Baarlamanka Somalia diideen Heshiiskii dhanka Badda ee dowladu Kenya lagashay.

Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa shaaca ka qaaday in Baarlamanka Somalia uu qaatay go’aan taariikhda u geli doono.

Dhaqanka Hawiye waxay sheegeen in Heshiiskii Kenya lala galay uu Mugdi gelinayay jiritaanka Badda Somalia ” Adeer waan ku faraxsanahay go’aanka uu qaatay Baarlamanka Somalia waxaana lagu baajiyay Kheyraad Somalia ka lumin lahaa” ayuu yiri Xaad.

Dhinaca kale Dhaqanka Hawiye Hambalyo u diray Maamullka Puntland sanad guutadii 11-aad ee kasoo wareegtay aas aaskiisii.

” Maamulka Puntland ee aan walaalaha nahay waxaan ugu hambal yayhaynaa Nabadda ay u dabaal degayaan, waxaana ugu baaqayaa reer Muqdisho in ay ku daydaan Nabadaasi Puntland dhalisay” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Xaad.

RBC Muqdisho

Sharif Says Puntland Is Mother of Somalia




1 Aug 1, 2009 - 2:06:43 PM 


GAROWE, Somalia Aug 1 (Garowe Online) - The president of Somalia's Transitional Federal Government (TFG) has congratulated the northern State of Puntland for celebrating 11 years of peace and governance, Radio Garowe reports.

Garowe Square

Somali President Sheikh Sharif Ahmed and Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake phoned in at an event Saturday evening held in Garowe, the capital of Puntland State.

The event was attended by hundreds of people and featured a mixture of speeches, poetry, and prayers.

"Puntland is the mother of Somalia and we congratulate the Puntland people," President Sheikh Sharif said via a telephone conversation from Nairobi, Kenya.

Women's groups

Prime Minister Sharmake, who is also in Nairobi, urged the people of Puntland to uphold the peace while praising the regional government for all its work.

Celebrations

Thousands of people gathered at Garowe Square to mark August 1, the day the State of Puntland was first established 11 years ago.

Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," the Puntland president, attended the festivities alongside Vice President Gen. Abdisamad Ali Shire, Cabinet ministers and Members of Parliament.

Puntland security forces

The parade featured hordes of people walking in front of the Puntland leadership, including student groups, women’s groups, sport teams, health workers, civil servants and soldiers.

After the parade, President Farole gave a speech at the Puntland Development and Research Center (PDRC) in Garowe, where he described Puntland’s history and aspirations.

Puntland is located in northeastern Somalia and has had a functioning government since 1998. The regional government held a peaceful election and a smooth transition of power in Jan. 2009.